Xildhibaanada Golaha Shacabka oo meel mariyay Sharciga Batroolka dalka

Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xaruntooda ayaa la horgeeyay dhowr hindo sharciyeed ay kaga doodayeen kulankooda . Kulanka ay yeesheen Xildhibaanada golaha shacabka ayaa dood dheer kadib waxa ay Xildhibaanada qaab gacan taag ah h ku meel mariyeen sharciga batroolka dalka oo horey usoo ansixiyeen golaha Wasiirada … Continue reading Xildhibaanada Golaha Shacabka oo meel mariyay Sharciga Batroolka dalka